Phase one
Wajiga koobaad ee magaalada Raaswanaag
Wajiga 1aad ee mashruuca khayriga ee yagleelidda Raaswanaag ayaa meel fiican maraya. Marka uu dhammaado wajigan waxay magaaladu gali dooontaa wajiga labaad oo ka jawaabi doona suaalo badan oo haatan madaxiiina ka guuxaya. Qorshaha wajiga labaad waxaan soo gudbin doonnaa haddii Eebbe idmo xilliga ay ku habboon tahay.
Ka qeybqaado mashruuca khayriga ah ee Raaswanaag. Dhaqaalo la’aan shaag ma rogi karno. Marka walaalkay/ walaashay ku sadaqeyso RW wax allaale waxa aad awoodo.
Qadarin/ Maamulka Raaswanaag
Same ku waara!