TIIRARKA DHISMAHA RAASWANAAG

Yool kasta oo la hiigsanayo waa la gaaraa, riyo kasta oo lagu taamayo way rumawdaa mar haddii Rabbi qoray, lalana yimaado dadaalkii loo baahnaa. Dadaalaa waa gaaraa, qofkii dhabbaha cagta saarana mar unbuu gaari meeshii uu u socday. Hadaba si aragtideennu noogu caddaato waxaa loo baahan yahay in aan ogaanno in tiirarkani yihiin udub dhaxaadka dhismaha Raaswanaag.

  1. Talasaarasha Ilaahay s.w: In la  badiyo baryada Ilaahay iyo kaalmaysigiisa, saa waafajinta Ilaahay baa wax lagui noqdaa.
  2. Dhaqaalo: dhaqaalo haddii aan la cayni qaban shaag ma rogmanayo. Marka waa in aan xoogga saarnaa sidii dhaqaalo loogu heli lahaa magaalada.
  3. Waxqabad hagar la’aan ah. Qof kasta waa in uu u hagar baxaa kuna soo biiriyaa magaalada maskax iyo maalba.
  4. Kalgacal :
  5. Dulqaad iyo adkaysi:

Lämna ett svar

Din e-postadress kommer inte publiceras. Obligatoriska fält är märkta *