Ku saabsan RW

Ku saabsan Raaswanaag

Raaswanaag waa deegaan cusub oo laga yagleelay 2025 gobalka waqooyi bare ee Dalka Kenya. Waa deegaan hoos taga koonfurta wajeer. Deegaankan waxaa daga beesha Rooble Jidwaaq Absame.

Raaswanaag waxaa laga rabaa in ay noqoto magaalo hanaqaada oo u dhameystiranyihiin adeegyada guud sida, biyaha , laydhka, caafimaadka iyo dugsiyada. Aragtida guddiga sare ee maamulka Raaswanaag waxay tahay in ay noqoto magaaladan magaalo adeegeedu gaaro dhammaan deegaanada jaarka la ah RW.

Waxaan ku rajawaynahay in Raaswanaag ay noqoto rugta tolnimada iyo isku xiriirinta beesha Kuumada.

Raas-Wanaag is a recently established Village located/situated in  Dagahaley Location, Banane Ward, Wajir South Sub County, Wajir County- Kenya.

Raas-wanaag shares the  cardinal point directions with the villages and sub-locations of Darful, Madax-baqay, Madax-Gisi & Dagahaley camp.

The village also connects the two counties of Wajir and Garissa particularly the districts of Wajir South and Dadaab respectively.

Raas-Wanaag is a home to and   inhabited by the Abasguul sub-clan of Jidwaaq clan that shares lineage and relations with the Absame tribe of the larger Kumade community